Afhayenka Al Shabaab Oo
Faah Faahiyay Howlgalkii Xerada Xalane iyo Khasaare Badan
oo uu sheegay in uu ka dhashey
Afhayeenka Al-Shabaab Sh.Cali Dheere ayaa shir Jaraa'id
oo ay soo gudbiyeen Qeybha taagera Al-shabaa ugu faah
faahiyay howlgalkii khasaaraha badan dhaliyay ee ciidamadamadoodu
ka fuliyeen Saldhigga ugu weyn ee AMISOM Soomaaliya ku
leeyihii isgoo shegay in ay tahey meesha dulanaka looga
soo qaadi jirey ee Muqdisho.
Shirka Jaraa’id ee Sheekh Cali Dheere
ayaa xambaarsa macluumaad muhiim ah oo ku aadda khasaaraha
AMISOM iyo xulufadeeda kasoo gaaray weerarkii maanta iyo
hadafka Al-shabaab ka lahaayeen howlgalka.
wuxuna shegay in faahfahin intaan ka badan
ay soo saari doonaan sacadaha iyo xiliyada soo Aadan oo
ay soo gudbin doonaan shirka Jaraa’id insha’allaah ka
dib
Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com
Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com
|
|