Horta xasan haloo sheego in "Abgaal
cismaan"ku aasan yahay berbera duleedkeeda oo ey
jiraan xaafad la yiraa "abgaalow"waxay ku
noolaayeen qarniyaal,oo isguursedeen h\awal ciisemuse
iyo h\yoonis muse cabdale marka aad weydiiso yaad tihiin
waxay ku leeyihiin,hawiye,hiraab, abgaal ayaan ka nahay
dadkii deganaa min-berbera ilaa kismaayo in layiraa
2 gobol masameysan kartaan oo sida mudug oo kale halakala
jaro taasi caqli ma'ha.dadkii isladeganaa iyaga dhexdooda
in ey maamul samerystaan ayuu shegayaa dastuurka been-beenta,
laakiin hargeysa -garoowe ,baydhabo ,ksimaayo ma kadhacday.intaas
waxa dheer in goboladii dhexe oo iyaga iskasaaray shabaab
amaankoodii sugay maamula sameystay in dad kor looga
keeno oo la yiraa "dowlada ayaa somagacwoday iyagoon
xitaa xamar xukumin.marka bal horta iyaga federaalka
ha fahmaan.odayashii beelahaas waxa loola dhaqmay sidii
"idihii" waayo idihu waa neefka kaliya oo
isga oo socoda wax cuna geesaha ma fiiriyo sida uu usocdo
ayuu waraabaha ku yimaadaa sidii darbigii marka uu indhaha
kor u qaado bahalkii ayuu hoos joogaa.mr.gebre adahana
waxaa dhashay habar "gare" ah oo af soomaliga
wuu yaqaan,1977kii isagoo ciidan feer-feer lajooga ayaa
markii kala carareen ayaa saldig boolis ah laga sameeyey
waxaana madax looga dhigay nin 3 alifle ah oo la yiraa
"fuube"oo saldhiga balcad joogi jiray waxaan
la yrir hadii gebre soo noqdo soo sheeg.maalin buu soo
sheegay 2 alifle Xoogga ah muumin gaab iyo 2nin oo kale
ayaa loo diray in la soo qabto naagtiisa iyo ilmihiisa
ayuu ka cararay, markii muumin gaab yiri ciyaalkii iyo
naagtii ayaan heynaa ayaa la yiri iska dhaaf kuwaas
marabnee.ninkii sidaa a'haa maanta waa wakiilka igad
ee soomaliya waxa uu si too ah u xukumaa 4 maamul goboleed
oo amarka ka qaata.dowlada xasan sheekh eysan awood
u leheen in ey xitaa wax u sheegto maamul goboleed yadaas.ninbaa
waa nin u yimid oo yiri ilatali xil baa ley magacaabay
markaas ayuu yiri"koleey lagu amaani mayee yaan
lagu wada caayin".xasan iyo kooxdiisa waxay kadaba
ordayaan 2 gobol oo go'day iyagoo dayacay kuwii taageersanaa
oo canshuurta bixinayey.iyadon dowladu war u ha'yn 4tii
m\goboleed oo heshiis looga saxiixay Ethiopia usbiicii
hore.
H.E.C\kariim Jiirow Sharmarke,phD.