Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya MAxamed
Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay inuu ansax
yahay Ra'iisul Wasaaraha cusub ee dalka.
Waxaa u codeyay Xildhibaano gaaraya 218
Xildhibaan oo fadhiga Baarlamaanka ku sugnaa xilliga
codeynta ay dhaceysay.
Ra'iisul cusub ayaa lagu dhaariyay isla
madasha kulanka Baarlamaanka.