Wiil uu adeer u yahay wasiirkii hore ee difaada C/xakiin Xaaji Fiqi oo ku dhintay dagaalada Suuriya

Wiil Soomaali ah oo lagu Magacaabo Yuusuf Cabdiqani Maxamuud Xaaji fiq isla markaana uu Adeer u yahay Wasiirkii hore ee Gaashandhiga Xukumaddii Saacid C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa ku dhintay dagaal ka dhacay dalkaasi Suuriya sida ay sheegtay Warbaahinta Al-shabaab.



Aabaha dhalay Wiilka oo lagu Magacaabo C/qani oo ku nool Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay ayaa u sheegay idaacada Andalus ee ku hadasha codka Al-shabaab in 21-kii Bishan Wiilkiisa uu ku dhintay dalka Siiriya isla markaana uu ku faraxsan yahay sida uu yiri talaabada wiilkiisa uu ku dhintay.

Yuusuf Cabdiqani Maxamuud Xaaji fiqi ayaa la sheegay inuu ka tagay dalka Dibadiisa intii uusan ku biirin Kooxda Daacish ee ka dagaalanta Dalalka Suuriya iyo Ciraaq.

Marka laga soo tago hadalka ka soo baxay Aabaha dhalay Wiilkaan ku dhintay dalka Suuriya ayaa waxaan jirin cid Xaqiijisay in Wasiirkii hore ee Gaashandhiga C/xakiin Maxamuud Fiqi uu Adeer uu adeer u yahay iyo in kale.

Soomaali fara badan oo ka timid dalal kala duwan oo caalamka ka tirsan ayaa ku biiray kooxda Daacish ee dagaalada ka wada wadamada Suuriya iyo Ciraaq kuwaasoo qaarkood lagu dilay dagaalada ay kooxdaas wado halka kuwo kalena ay weli ka barbar dagaalamayaan.


Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com

Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: Dayniilecom@hotmail.com

 

DecorCollection歐洲傢俬| 傢俬/家俬/家私| 意大利傢俬/實木傢俬| 梳化| 意大利梳化/歐洲梳化| 餐桌/餐枱/餐檯| 餐椅| 電視櫃| 衣櫃| 床架| 茶几

橫額| 貼紙| 貼紙印刷| 宣傳單張| 海報| 攤位| foamboard| 喜帖| 信封

QR code scanner| SME IT| system integration| inventory management system| label printing| Kiosk| Voice Picking| POS scanner| POS printer| System Integrator| printing labels| warehouse management| thermal printer| mobile solutions| mdm solutions| mobile device management

邮件营销| Email Marketing| 電郵推廣| edm营销| 邮件群发软件| edm| 营销软件| Mailchimp| Hubspot| Sendinblue| ActiveCampaign| SMS

Tomtop| Online shop| Online Einkaufen

地產代理/物業投資| 租辦公室/租寫字樓| 地產新聞| 甲級寫字樓/頂手| Grade A Office| Commercial Building / Office building| Hong Kong Office Rental| Rent Office| Office for lease / office leasing| Office for sale| Office relocation

香港甲級寫字樓出租

中環中心| 合和中心| 新文華中心| 力寶中心| 禮頓中心| Jardine House| Admiralty Centre| 港威大廈| One Island East| 創紀之城| 太子大廈| 怡和大廈| 康宏廣場| 萬宜大廈| 胡忠大廈| 信德中心| 北京道1號| One Kowloon| The Center| World Wide House

| 國際小學| 英國學校| International schools hong kong| 香港國際學校| Wycombe Abbey| 香港威雅學校| school day| boarding school Hong Kong| 香港威雅國際學校| Wycombe Abbey School

Addmotor Electric Bike| Electric bike shop / electric bicycle shop| Electric bike review| Electric trike| Fat tire electric bike| Best electric bike| Electric bicycle| E bike| Electric bikes for sale| Folding electric bike| Electric mountain bike| Electric tricycle| Mid drive electric bike Juiced Bikes Pedego Rad-Power