Ra'isul
wasaare Cumar C/rashiid oo maanta codka kalsoonida weydiisanaya
Baarlamanka Somalia
Raisul wasaaraha dhowaan la magacaabay
ee xukuumada Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke
ayaa lagu wadaa inuu maanta hortago xildhibaanada baarlamanka
si uu codka kalsoonida u weydiisto.