Maamulka Jubba oo iska fogeeyey weerarkii maanta iyo ciidamada Barre Hiiraale oo ka baxay Kismaayo

Taliye ku-xigeenka ciidamada maamulka Jubbaland Maxamuud Maxamed Qaalib ayaa beeniyay in ciidamadooda ay ka dambeeyeen weerar maanta ka dhacay magaalada Kismaayo kaasoo dil iyo dhaawac loogu geystay saraakiil ka tirsan Garabka Barre Hiiraale.



Qaalib ayaa taas bedelkeed ku eedeeyey weerarkaasi inay Mas’uul ka yihiin Al-shabaab isagoo xusay inaysan jirin ciidamo ka tirsan Maamulka Jubbaland oo wax weeraray.

“Weerarka Hotel kama dhicin Gaari uu saarnaa Yaasiin Raadeer ayaa rasaas lagu furay, waxaa ku dhaawacmay Yaasiin Raader, iyo rag la socday qaar kalena waa dhinteen, Maamulka Jubbaland Baaritaan ayuu ku wadaa dhacdadan” ayuu yiri Qaalib oo xusay ineysan jirin sabab ay u weeraraan saraakiishan, maadaama Kismaayo lagu keenay heshiis ay dhinacooda raali ka ahaayeen.

Warar iskhilaafsan ayaa ka soo baxaya xaalada Yaasiin Raader oo ka mid ahaa saraakiishii maanta lagu weeraray magaalada Kismaayo, kuwaasoo qaarkood ay sheegayaan inuu geeriyoodaym, halka warar kalena ay sheegayaan inuu soo gaaray dhaawac halis ah, laguna daweynayo isbitaalka Kismaayo.

Afhayeenka Barre Hiiraale C/rashiid Gaas ayaa weerarkan ku eedeeyay iney ka dambeeyeen Ciidamada Maamulka Jubbaland.

Marka laga soo tago Hadalada labada dhinac ma jirto illo Madax banaan oo Xaqiijinaya cida ka dambeysay weerarka ka dhacay magaalada Kismaayo.

Dhinaca kale, warar laga helayo magaalada Kismaayo oo aan la xaqiijin ayaa sheegaya in ciidamadii iyo saraakiishii Col. Barre Hiiraale ay ka baxeen magaaladaas ka dib weerarkii maanta ayna dib ugu laabteen degaanka Goobweyn oo 30km woqooyi kaga beegan Kismaayo halkaasoo dhowr bilood ka hor laga soo kaxeeyey.


Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com

Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: Dayniilecom@hotmail.com

 

DecorCollection歐洲傢俬| 傢俬/家俬/家私| 意大利傢俬/實木傢俬| 梳化| 意大利梳化/歐洲梳化| 餐桌/餐枱/餐檯| 餐椅| 電視櫃| 衣櫃| 床架| 茶几

橫額| 貼紙| 貼紙印刷| 宣傳單張| 海報| 攤位| foamboard| 喜帖| 信封

QR code scanner| SME IT| system integration| inventory management system| label printing| Kiosk| Voice Picking| POS scanner| POS printer| System Integrator| printing labels| warehouse management| thermal printer| mobile solutions| mdm solutions| mobile device management

邮件营销| Email Marketing| 電郵推廣| edm营销| 邮件群发软件| edm| 营销软件| Mailchimp| Hubspot| Sendinblue| ActiveCampaign| SMS

Tomtop| Online shop| Online Einkaufen

地產代理/物業投資| 租辦公室/租寫字樓| 地產新聞| 甲級寫字樓/頂手| Grade A Office| Commercial Building / Office building| Hong Kong Office Rental| Rent Office| Office for lease / office leasing| Office for sale| Office relocation

香港甲級寫字樓出租

中環中心| 合和中心| 新文華中心| 力寶中心| 禮頓中心| Jardine House| Admiralty Centre| 港威大廈| One Island East| 創紀之城| 太子大廈| 怡和大廈| 康宏廣場| 萬宜大廈| 胡忠大廈| 信德中心| 北京道1號| One Kowloon| The Center| World Wide House

| 國際小學| 英國學校| International schools hong kong| 香港國際學校| Wycombe Abbey| 香港威雅學校| school day| boarding school Hong Kong| 香港威雅國際學校| Wycombe Abbey School

Addmotor Electric Bike| Electric bike shop / electric bicycle shop| Electric bike review| Electric trike| Fat tire electric bike| Best electric bike| Electric bicycle| E bike| Electric bikes for sale| Folding electric bike| Electric mountain bike| Electric tricycle| Mid drive electric bike Juiced Bikes Pedego Rad-Power