Sawir laga qaaday Xasan Xanafi oo la soo bandhigay iyo Kenya oo baareysa sida uu ku helay dhalashada dalkaas

Iyadoo dhowaan dowlada Somalia ay shaaca ka qaaday in weriye Xasan Xanafi Xaaji oo ka tirsan Al-shabaab lagu qabtay gudaha dalka Kenya ayaa waxaa markii horeysay la soo bandhigay sawir laga soo qaaday.


Sawirka ayaa waxaa ka muuqda xasan oo wejiga uu kaga yaalo dhaawac bogsaday oo ka soo gaaray dagaaladii dhexmaray ciidamada Al-Shabaab iyo kuwa dowlada Somalia oo taageero ka helaya AMISOM, waxaana sidoo kale la sheegayaa iney jiraan dhaawacyo kaga yaala qeybaha kale ee jirkiisa.

Dowlada Somalia ayaa sheegtay iney sirdoonkeeda uu fududeeyey sidii ciidamada Kenya ay u qaban lahaayeen Xasan Xanafi, iyadoo xustay in dhowaan loo soo gacan gelin doono lana soo taagayo maxkamad milateri si loo looga gooyo baa la yiri dembiyo la xiriira dilal loo geystay weriyeyaal Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey inuu ka dambeeyey.

Dhinaca kale, Kenya ayaa shaaca ka qaaday inay baareyso qaabka uu Xasan Xanafi oo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab uu ku helay dhalashada wadanka Kenya kadib markii laga helay aqoonsiga Muwaadinimada dalkaas.

Saraakiil dowladda Kenya ka mid ah oo diiday in Magaacooda Warbaahinta loo adeegsado ayaa sheegay in Aqoonsiga laga helay Xasan Xanafi uu ku qoran yahay Magaca Yuusuf Xasan laakiin sawirka saaran uu shabaho Xanafi, waxayna sidoo kale saraakiishu sheegeen in aqoonsiga ay ku qoran tahay in Mr. Xanafi uu ku dhshay Magaalada Mandera.

Taliyaha Ciidamada Boliiska dalka Kenya David Kimaiyo oo Warbaahinta ay wax ka waydiisay qaabka uu Xasan Xanafi ku helay dhalashada wadanka Kenya ayaa waxa uu sheegay in xilligan uusan arinkaasi ka hadlayn laakiin baaritaan ay.


Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com

Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: Dayniilecom@hotmail.com

 

DecorCollection歐洲傢俬| 傢俬/家俬/家私| 意大利傢俬/實木傢俬| 梳化| 意大利梳化/歐洲梳化| 餐桌/餐枱/餐檯| 餐椅| 電視櫃| 衣櫃| 床架| 茶几

橫額| 貼紙| 貼紙印刷| 宣傳單張| 海報| 攤位| foamboard| 喜帖| 信封 數碼印刷

QR code scanner| SME IT| system integration| inventory management system| label printing| Kiosk| Voice Picking| POS scanner| POS printer| System Integrator| printing labels| warehouse management| thermal printer| mobile solutions| mdm solutions| mobile device management

邮件营销| Email Marketing| 電郵推廣| edm营销| 邮件群发软件| edm| 营销软件| Mailchimp| Hubspot| Sendinblue| ActiveCampaign| SMS

Tomtop| Online shop| Online Einkaufen

地產代理/物業投資| 租辦公室/租寫字樓| 地產新聞| 甲級寫字樓/頂手| Grade A Office| Commercial Building / Office building| Hong Kong Office Rental| Rent Office| Office for lease / office leasing| Office for sale| Office relocation

香港甲級寫字樓出租

中環中心| 合和中心| 新文華中心| 力寶中心| 禮頓中心| Jardine House| Admiralty Centre| 港威大廈| One Island East| 創紀之城| 太子大廈| 怡和大廈| 康宏廣場| 萬宜大廈| 胡忠大廈| 信德中心| 北京道1號| One Kowloon| The Center| World Wide House

| 國際小學| 英國學校| International schools hong kong| 香港國際學校| Wycombe Abbey| 香港威雅學校| school day| boarding school Hong Kong| 香港威雅國際學校| Wycombe Abbey School

Addmotor Electric Bike| Electric bike shop / electric bicycle shop| Electric bike review| Electric trike| Fat tire electric bike| Best electric bike| Electric bicycle| E bike| Electric bikes for sale| Folding electric bike| Electric mountain bike| Electric tricycle| Mid drive electric bike Juiced Bikes Pedego Rad-Power