Kooxo hubeysan oo rasaas ku furay gaariga Gudoomiyaha maxkamada darajada 1aad ee gobolka Bari

Guddoomiyaha maxkamada darajada 1aad ee gobolka Bari C/fitaax Aadan Axmed ayaa maanta ka badbaaday weerar la doonayey in lagu qaarajiyo.

C/fitaax Aadan Axmed ayaa saaka ka ambabaxay magaalada Garoowe oo uu mudooyinkan ku sugnaa isagoo ku sii jeeday magaalada Boosaaso.

Hase ahaatee masuulkan ayaa gaadiidkii la socday uga haray magaalada Qardho, waxaana gaarigiisa oo socdaalkiisa sii watay lagu weeraray buuraha Galgala ee duleedka Boosaaso.

Lama oga in gudoomiyaha uu gaariga uga haray sababo la xiriira inuu ogaaday in wadada loogu jiro iyo in kale, balse gaariga ayaa markii dambe gaaray magaalada Boosaaso isagoo dushiisa ay ka muuqato rasaastii lagu weeraray inkastoo darawalkii waday uu ka badbaaday weerarkaas.

Guddoomiyaha Maxkamada darajada 1aad ee gobolka Bari C/fitaax Aadan Axmed ayaa horey xukuno dil u badan ugu riday shaqsiyaad lagu eedeeyey iney ka tirsan yihiin Al-shabaab oo la soo taagay maxkamada Boosaaso.

Weerarkan ayaa la aaminsan yahay iney ka dambeeyeen xoogaga Al-shabaab ee buuraha Galgala oo horey ugu hanjabay iney beegsan doonaan masuuliyiinta maamulka Puntland.

Dhowaan ayey aheyd markii Al-shabaab ay sheegatay iney ka dambeysay weerar ismiidaamin ah oo lagu qaarajiyey taliyihii Booliska gobolka Bari ka dib markii uu isku qarxiyey nin dhexda ku soo xirtay waxyaabaha qarxa.

Wakiilada ka socday hay’addaha caalamiga ah iyo kuwo maxaliga ah ee shirka ka hadlay aya soo dhaweeyay baaqa dowladda Puntland ee ku saabsan in canshuurta la bixiyo iyagoo dhinaca kale dowladda ka codsaday in nidaam lagu kalsoon yahay loo sameeyo habka canshuurta loo qaadayo isla markaana dadka canshuurta laga qaadayo loo tago oo lagu qanciyo in wax laga qaadayo ay yihiin wax dalka loogu adeegayo.

Xeerka cusub ee canshuuraha ayaa si rasmi ah loo dhaqan galin doonaa bishan soo socota ee september, iyadoo wasaaradda maaliyadu codsatay in lagu dadaalo sidii canshuurta qaadista kor loogu qaadi lahaa si dalka loo hormariyo.


Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com

Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: Dayniilecom@hotmail.com

 

DecorCollection歐洲傢俬| 傢俬/家俬/家私| 意大利傢俬/實木傢俬| 梳化| 意大利梳化/歐洲梳化| 餐桌/餐枱/餐檯| 餐椅| 電視櫃| 衣櫃| 床架| 茶几

橫額| 貼紙| 貼紙印刷| 宣傳單張| 海報| 攤位| foamboard| 喜帖| 信封 數碼印刷

QR code scanner| SME IT| system integration| inventory management system| label printing| Kiosk| Voice Picking| POS scanner| POS printer| System Integrator| printing labels| warehouse management| thermal printer| mobile solutions| mdm solutions| mobile device management

邮件营销| Email Marketing| 電郵推廣| edm营销| 邮件群发软件| edm| 营销软件| Mailchimp| Hubspot| Sendinblue| ActiveCampaign| SMS

Tomtop| Online shop| Online Einkaufen

地產代理/物業投資| 租辦公室/租寫字樓| 地產新聞| 甲級寫字樓/頂手| Grade A Office| Commercial Building / Office building| Hong Kong Office Rental| Rent Office| Office for lease / office leasing| Office for sale| Office relocation

香港甲級寫字樓出租

中環中心| 合和中心| 新文華中心| 力寶中心| 禮頓中心| Jardine House| Admiralty Centre| 港威大廈| One Island East| 創紀之城| 太子大廈| 怡和大廈| 康宏廣場| 萬宜大廈| 胡忠大廈| 信德中心| 北京道1號| One Kowloon| The Center| World Wide House

| 國際小學| 英國學校| International schools hong kong| 香港國際學校| Wycombe Abbey| 香港威雅學校| school day| boarding school Hong Kong| 香港威雅國際學校| Wycombe Abbey School

Addmotor Electric Bike| Electric bike shop / electric bicycle shop| Electric bike review| Electric trike| Fat tire electric bike| Best electric bike| Electric bicycle| E bike| Electric bikes for sale| Folding electric bike| Electric mountain bike| Electric tricycle| Mid drive electric bike Juiced Bikes Pedego Rad-Power