Maxkamada ciidamada qalabka sida oo dil iyo xarig ku xukuntay rag iyo Dumar lagu eedeeyey Al-Shabaab

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada Somalia ayaa maanta xukuno isugu jira dil iyo xarig ku riday illaa 10 qof oo la horkeenay kuwaasoo lagu soo eedeeyey iney ka tirsan yihiin Al-shabaab.

Dadka la soo taagay maxkamada oo ay ku jirtay haweeney ayaa mid ka mid ah waxaa lagu xukumay dil toogasho ah ka dib markii uu qirtay inuu bishii Ramadaan ee dhamaatay ka qeyb qaatay dilalkii ka dhacayey Muqdisho, uuna gacantiisa ku dilay dhowr qof.

Sidoo kale maxkamada ayaa todoba ka mid ah dadkan ku xukuntay xabsi daa’in oo la macno ah in inta noloshooda ka dhiman ay ku qaadanayaan xabsiga, iyadoo labada kale ee hartay ay maxkamadu ku riday xabsi gaaraya min 10 sano oo xarig ah.

Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in dhamaan xukunadan ay maxkamadu riday ka dib markii ay aragtay markhaati buuxa oo la horkeenay iyo qiraalka qaar ka mid ah maxaabiista la xukumay.

Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa dardar gelisay mudooyinkan howlaheeda iyadoo xukuno toogasho ah ku fulisay dhowaan rag fara badan oo lagu eedeeyey iney ka tirsanaayeen Al-shabaab isla markaana geysteen dilal kala duwan iyo qaraxyo.


Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com

Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: Dayniilecom@hotmail.com

 

DecorCollection歐洲傢俬| 傢俬/家俬/家私| 意大利傢俬/實木傢俬| 梳化| 意大利梳化/歐洲梳化| 餐桌/餐枱/餐檯| 餐椅| 電視櫃| 衣櫃| 床架| 茶几

橫額| 貼紙| 貼紙印刷| 宣傳單張| 海報| 攤位| foamboard| 喜帖| 信封 數碼印刷

QR code scanner| SME IT| system integration| inventory management system| label printing| Kiosk| Voice Picking| POS scanner| POS printer| System Integrator| printing labels| warehouse management| thermal printer| mobile solutions| mdm solutions| mobile device management

邮件营销| Email Marketing| 電郵推廣| edm营销| 邮件群发软件| edm| 营销软件| Mailchimp| Hubspot| Sendinblue| ActiveCampaign| SMS

Tomtop| Online shop| Online Einkaufen

地產代理/物業投資| 租辦公室/租寫字樓| 地產新聞| 甲級寫字樓/頂手| Grade A Office| Commercial Building / Office building| Hong Kong Office Rental| Rent Office| Office for lease / office leasing| Office for sale| Office relocation

香港甲級寫字樓出租

中環中心| 合和中心| 新文華中心| 力寶中心| 禮頓中心| Jardine House| Admiralty Centre| 港威大廈| One Island East| 創紀之城| 太子大廈| 怡和大廈| 康宏廣場| 萬宜大廈| 胡忠大廈| 信德中心| 北京道1號| One Kowloon| The Center| World Wide House

| 國際小學| 英國學校| International schools hong kong| 香港國際學校| Wycombe Abbey| 香港威雅學校| school day| boarding school Hong Kong| 香港威雅國際學校| Wycombe Abbey School

Addmotor Electric Bike| Electric bike shop / electric bicycle shop| Electric bike review| Electric trike| Fat tire electric bike| Best electric bike| Electric bicycle| E bike| Electric bikes for sale| Folding electric bike| Electric mountain bike| Electric tricycle| Mid drive electric bike Juiced Bikes Pedego Rad-Power