Maamulka degmada X/weyne oo digniino ka soo saaray shacabka degmadaasina uga digey in aan hub lagu dhex qaadan karin.

Shir Jara’id uu Saxafadda ugu qabtay Magaalada Muqdisho Guddoomiyaha Degmada Xamar Weyne C/qaadir Max’ed C/qaadir ayaa waxa uu kaga hadlay xaaladda guud ee degmadaasi Xamarweyne iyo sida ay uga feejiganyihiin dhinaca Amaanka.

C/qaadir Max’ed C/qaadir ayaa ugu horeyntii digniin adag u jeediyay dadka sida sharci darrada ah Hubka ugu dhex qaata dariiqyada degmada Xamarweyne isagoo raaciyey in la adkeeyay wax walba oo amaanka ka dhana iyo in tallaabo uu ka qaadi doono Maamulka degmadaasi wixxi carqalada ah ee lagu dhex arko in amaanka ay ka soo horjeedaan.

Guddoomiye C/qaadir Max’ed C/qaadir ayaa waxa uu tilmaamay in sugida amniga degmadaasi ay ka gacan siinayaan maamulkiisa Ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan Boliiska Iyo Nabad Sugida Gobolka Banaadir ayna wadashaqeyn buuxda ka dhex jirto.

Muddooyinkii la soo dhaafay waxaa siyaabo kala duwan uga dhacay meel yar oo ka mida degmadaas dilal iyo falal kale oo ammaanka liddi ku ah iyadoo aan la ogeyn sida uu u dhaqan geli doono go’aanka Maamulka uu ka soo saaray hubka sida sharci darrada ah loogu heysto degmadaasi Xamarweyne oo ah meelaha muqdisho ugu saxmada badan xiligaan dhinacyada dadka iyo ganacsiga intaba.


Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com

Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: Dayniilecom@hotmail.com

 

DecorCollection歐洲傢俬| 傢俬/家俬/家私| 意大利傢俬/實木傢俬| 梳化| 意大利梳化/歐洲梳化| 餐桌/餐枱/餐檯| 餐椅| 電視櫃| 衣櫃| 床架| 茶几

橫額| 貼紙| 貼紙印刷| 宣傳單張| 海報| 攤位| foamboard| 喜帖| 信封 數碼印刷

QR code scanner| SME IT| system integration| inventory management system| label printing| Kiosk| Voice Picking| POS scanner| POS printer| System Integrator| printing labels| warehouse management| thermal printer| mobile solutions| mdm solutions| mobile device management

邮件营销| Email Marketing| 電郵推廣| edm营销| 邮件群发软件| edm| 营销软件| Mailchimp| Hubspot| Sendinblue| ActiveCampaign| SMS

Tomtop| Online shop| Online Einkaufen

地產代理/物業投資| 租辦公室/租寫字樓| 地產新聞| 甲級寫字樓/頂手| Grade A Office| Commercial Building / Office building| Hong Kong Office Rental| Rent Office| Office for lease / office leasing| Office for sale| Office relocation

香港甲級寫字樓出租

中環中心| 合和中心| 新文華中心| 力寶中心| 禮頓中心| Jardine House| Admiralty Centre| 港威大廈| One Island East| 創紀之城| 太子大廈| 怡和大廈| 康宏廣場| 萬宜大廈| 胡忠大廈| 信德中心| 北京道1號| One Kowloon| The Center| World Wide House

| 國際小學| 英國學校| International schools hong kong| 香港國際學校| Wycombe Abbey| 香港威雅學校| school day| boarding school Hong Kong| 香港威雅國際學校| Wycombe Abbey School

Addmotor Electric Bike| Electric bike shop / electric bicycle shop| Electric bike review| Electric trike| Fat tire electric bike| Best electric bike| Electric bicycle| E bike| Electric bikes for sale| Folding electric bike| Electric mountain bike| Electric tricycle| Mid drive electric bike Juiced Bikes Pedego Rad-Power