4 Sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Xooga Dalka oo lagu Xanibey Xarunta Xisbiga ee magaalada Muqdisho ka dib markii ....


Sida wararku ay shegayaan Taliska Ciidanka Xooga Dalka Somaliya ayaa xabsi guri geliyay 4 Sarkaal oo laga xusey Gaashaanle Sare Liibaan Madaxweyne, oo ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Qalabka Sida ee ka hawlgasha Gobolka Shabeellaha Hoose oo lagu eedeeyey in ay hurinayeen dagaalo.

Ninka ugu sareeya Milatariga Soomaaliya ee ah Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka General Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe), ayaa waxa uu Saraakiisha ku amray in aynaan ka bixi karin Xarunta Xisbiga, oo ku dhow Garoonka kubadda cagta ee Stadium Mudisho, iyadoona lagu wargeliyay in xabsi guri yihiin.

Liibaan Madaxweyne iyo 3-da nin ee kale ee lala soo xiray, ayaa tan iyo Isniintii ku sugan Xarunta Xisbiga, waxaana dhaq dhaqaaqoodu la socdo ciidan si gaar ah ilaalo looga dhigay.

Ilo muhiim ah oo lagu kalsoonaan karo, ayaa sheegay in 4-taan nin loo arkay in ay sii hurinayaan dagaal beeleedyada soo noq noqday ee ka aloosan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Somaliya General Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, oo ay Dowladdu u xil saartay dagaalada Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa Liibaan Madaxweyne u arkay mid caqabad ku noqon kara, waan-waanta laga dhex wado labada beelood ee weli isku haaya Gobolkaasi.

Tallaabada lagu soo xiray Liibaan Madaxweyne iyo xubnaha kale wehlinaaya, ayaa waxaa soo baxeysa in uu ka dambeeyay Wasiir Xaamuud, isla-markaana uu u kaashaday Taliyaha Ciidanka Xooga.

Saraakiisha iyo Ciidamada Dowladda ee ka hawlgala Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa qaarkood lagu eedeeyay in ay la kala safteen beelaha ay dhiilada colaadeed u dhaxeyso.


Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com

Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: Dayniilecom@hotmail.com

 

DecorCollection歐洲傢俬| 傢俬/家俬/家私| 意大利傢俬/實木傢俬| 梳化| 意大利梳化/歐洲梳化| 餐桌/餐枱/餐檯| 餐椅| 電視櫃| 衣櫃| 床架| 茶几

橫額| 貼紙| 貼紙印刷| 宣傳單張| 海報| 攤位| foamboard| 喜帖| 信封 數碼印刷

QR code scanner| SME IT| system integration| inventory management system| label printing| Kiosk| Voice Picking| POS scanner| POS printer| System Integrator| printing labels| warehouse management| thermal printer| mobile solutions| mdm solutions| mobile device management

邮件营销| Email Marketing| 電郵推廣| edm营销| 邮件群发软件| edm| 营销软件| Mailchimp| Hubspot| Sendinblue| ActiveCampaign| SMS

Tomtop| Online shop| Online Einkaufen

地產代理/物業投資| 租辦公室/租寫字樓| 地產新聞| 甲級寫字樓/頂手| Grade A Office| Commercial Building / Office building| Hong Kong Office Rental| Rent Office| Office for lease / office leasing| Office for sale| Office relocation

香港甲級寫字樓出租

中環中心| 合和中心| 新文華中心| 力寶中心| 禮頓中心| Jardine House| Admiralty Centre| 港威大廈| One Island East| 創紀之城| 太子大廈| 怡和大廈| 康宏廣場| 萬宜大廈| 胡忠大廈| 信德中心| 北京道1號| One Kowloon| The Center| World Wide House

| 國際小學| 英國學校| International schools hong kong| 香港國際學校| Wycombe Abbey| 香港威雅學校| school day| boarding school Hong Kong| 香港威雅國際學校| Wycombe Abbey School

Addmotor Electric Bike| Electric bike shop / electric bicycle shop| Electric bike review| Electric trike| Fat tire electric bike| Best electric bike| Electric bicycle| E bike| Electric bikes for sale| Folding electric bike| Electric mountain bike| Electric tricycle| Mid drive electric bike Juiced Bikes Pedego Rad-Power