Soomaali ku dhaqan Masar oo sheegay iney la’yihiin baasaboorka cusub ee Soomaaliga oo ay dalbadeen

Soomali badan oo ku nool dalka Masar ayaa dalbaday Baasaboorka Soomaaliga ayaan muddo 3 bil helin wax jawaab ah iyadoo lacagtii loogu sameyn lahaa Basaboorka oo si shaqsi loo isticmaalay.

Waxaa soo baxaya qeyla dhaan xoogan oo sameynayaan Soomaalida ku nool dalka Masar qaarkood kuwaasoo dalbaday Baasaboorka Soomaaliga iyagoo sugayey muddo 3 bil ah waxaana jirta qaarkood inay ku qaadan lahaayeen sharciyo dalal reer galbeed ah oo la siiyey.

Qaar ka mid ah dadka Soomaalida ah ayaa sheegay in ay ka walwalsan yihiin inay deg deg u helaan Basabooradooda maadaama ay sheegeen in qofkiiba laga qaaday $170 halka Basbaoorka Soomaaliga lagu sameeyo gudaha Soomaaliya wax ka yar $100.

Mid ka mid ah shaqaalaha Waaxda socdaalka oo aan la xariirnay ayaa sheegay inaysan jirin wax hor istagaayo in baasabooradaas deg deg loo sameeyo laakiin Safaarada Soomaalida dalka Masar aysan soo shubin lacagtii loogu sameyn lahaa Baasaboorka

Mar aan la xariirnay Cali Bashiir oo ah masuul ka tirsan Safaarada Soomaalida ayaa sheegay in dadkan Baasabooradooda ay qaadan doonaan dhawaan waxa shaqada habsaamiyana ay tahay culeys uu sheegay inuu ka jiro Somalia gaar ahaan makiinadaha lagu sameeyo baasaboorada waxuuna inoo sheegay in qofka ugu badan ee ay ka hayaan dalabka Baasaboorada ay sugaayeen wax ka yar Bil isagoo beeniyey inay sugaayeen 3 bilood.

Arintan ayaa ku soo aadeysa xili dhowaan taliyaha hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha Jen. Gaafow oo dayniile.com u sheegay in la fududeeyey qaadashada baasaboorka Soomaaliga ayna la yihiin dad ay siiyaan ka dib markii sida uu sheegay au heleen qadka Internetka ee Fiper Obtic oo ah mid xawaare badan, wuxuuna xusay internet xumo awgeed ay daahin jirtay baasaboorka hase ahaatee taas hadda laga gudbay.

Maalmahan waxaa jira khilaaf xoogan oo u dhaxeeyo Safaarada Soomalida ee dalka Masar iyo dowlada Soomaaliya iyadoo mar qadka taleefanka uu kula soo xariiray wasiirka koowaad ee Soomaaliya mudane Cabdi wali Safiirka Sooomaliya kuna amray inuu soo xaroodo taasoo uu diiday Safiirka iyadoo dhawaan dowlada Soomaaliya ay keeni doonto safiir cusub.


Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com

Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: Dayniilecom@hotmail.com

 

DecorCollection歐洲傢俬| 傢俬/家俬/家私| 意大利傢俬/實木傢俬| 梳化| 意大利梳化/歐洲梳化| 餐桌/餐枱/餐檯| 餐椅| 電視櫃| 衣櫃| 床架| 茶几

橫額| 貼紙| 貼紙印刷| 宣傳單張| 海報| 攤位| foamboard| 喜帖| 信封 數碼印刷

QR code scanner| SME IT| system integration| inventory management system| label printing| Kiosk| Voice Picking| POS scanner| POS printer| System Integrator| printing labels| warehouse management| thermal printer| mobile solutions| mdm solutions| mobile device management

邮件营销| Email Marketing| 電郵推廣| edm营销| 邮件群发软件| edm| 营销软件| Mailchimp| Hubspot| Sendinblue| ActiveCampaign| SMS

Tomtop| Online shop| Online Einkaufen

地產代理/物業投資| 租辦公室/租寫字樓| 地產新聞| 甲級寫字樓/頂手| Grade A Office| Commercial Building / Office building| Hong Kong Office Rental| Rent Office| Office for lease / office leasing| Office for sale| Office relocation

香港甲級寫字樓出租

中環中心| 合和中心| 新文華中心| 力寶中心| 禮頓中心| Jardine House| Admiralty Centre| 港威大廈| One Island East| 創紀之城| 太子大廈| 怡和大廈| 康宏廣場| 萬宜大廈| 胡忠大廈| 信德中心| 北京道1號| One Kowloon| The Center| World Wide House

| 國際小學| 英國學校| International schools hong kong| 香港國際學校| Wycombe Abbey| 香港威雅學校| school day| boarding school Hong Kong| 香港威雅國際學校| Wycombe Abbey School

Addmotor Electric Bike| Electric bike shop / electric bicycle shop| Electric bike review| Electric trike| Fat tire electric bike| Best electric bike| Electric bicycle| E bike| Electric bikes for sale| Folding electric bike| Electric mountain bike| Electric tricycle| Mid drive electric bike Juiced Bikes Pedego Rad-Power