Nin horey
u qabey Cudurka HIV-AIDS-ka oo sheegay in uu ka Daweeyey
Shiikh Dawo dhireed iyo Quraan wax ku daweeya oo Kismayo
ku sugan
Nin horey u qabey Cudurka HIV-AIDS-ka oo lagu magacaabo
Jaamac hadana ku sugan magalada Kismayo ayaa waxaa uu
shegay in laga daweeyey Cudrkii uuna Rasytey, isla markaasna
uu yahey nin iska shaqeysta oo danhiisa raacda ilaa
intii uu bosadeyilaa hada.
Jaamac oo ah ninka ka sheekeeyey qaabkii uu Cudurka
HIV-AIDS-ka ku haleeyey isago dhalinyaro ah ayuu ku
soo koobey haasawe, ka dibna waxaa uu shegay in uu noqdey
nin niyada iyo jirkaba ka jiran ilaa uu noqdey mid isla
hadla oo gabey wixii uu qabsan jirey oo dhan isla meelo
badana u tagey daawo uu ka helo waxna looga qaban waayey
dhamaantood ayaa ugu danbeyntii kismayo looga daweeyey.
Ugu danbeyntii jaamac ayaa shegay in Magaalada kismaayo
ee Xarunta Jubbada Hoose uu kula kulmey Shiikh lagu
magacaabo Shiikh Maxamuud Bukhaari kas oo siiyey Daawo
dhireed uu isticmaalayey ilaa 45 Maalmood oo xiriira
uuna markiiba ka dareeemay jirkiisana uu fudeyd ka dareemay,
taas oo quraan uu la socdey ilaa markii danbe mudo lagu
siiwadey dawadii uu bilaabey in uu miisaankiisa kor
u soo kaco oo gaaro 65 Kiilo. halka markii hore uu ka
ahaa ilaa 50 kiilo.
sidoo kale waxaa uu shegay in mudo bilooyin ka dib
ah uu bilaabey in uu sameeyo baaritaano caafimaad kuwaas
oo uu ku sameeyey Gobolada Somaliya Qaarkood oo uu tagey
iskagana baarey Cudurka HIV-AIDS-ka oo laga waayey.
Jaamca ayaa Waxaa uu sheegay in ugu danbeyntii uu aaadey
Dalka kenya oo uu iskaga soo barey Cudurka HIV-AIDS-ka
lagana soo waayey isla markaas uu ka dawoobey uuna uga
mahacd Celinayo ALLAH iyo Shiikha Lagu magacaabo Shiikh
lagu magacaabo Shiikh Maxamuud Bukhaari .
sidoo kale mar shiikha uu saxafada la hjadley ayuu
shegay in ay jirto arintan oo ay ALLAAH ula kashadeen
daweynta Cudurkaa ayna ka daweeyaan dad badan oo qabey
hadan ay joogaan kismayo balse ay dadka kale yihiin
kuwo sidaan oo kale sifiican ugu reystey dawooyinkii
iyo quraankii lagu aqriyey.
cidii dooneysan hala soo xiriiraan Shiikh Maxamuud Bukhaari
Tel:0618350669.