Wasaarada amniga Qaranka oo faahfaahin ka bixisay iska horimaadkii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

Afhayeenka wasaaradda amniga Qaranka ee xukuumada Somalia Maxamed Yuusuf Cismaan ayaa faahfaahin ka bixiyey iska horimaad culus oo xalay ka dhacay guri ku yaala xaafada Buulo Xuubey ee degmada Wadajir.

Maxamed Yuusuf ayaa intaa ku daray in ciidamada nabad sugida ay weerar ku qaadeen gurigaas ka dib markii ay heleen xog ku saabsan in lagu qarinayo hub loo waday xoogaga Al-shabaab, taasoo uu sheegay iney ka heleen dadka degaanka.

“Markii ciidamada amaanku tageen gurigaas ayaa waxay iska caabin kala kulmeen kooxo ka Tirsan Al-shabaab oo guriga ilaalo ka ahaa balse markiiba waa laga adkaaday kooxahaas, dhamaantoodna waa la qabtay” ayuu yiri afhayeenka.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sheegay afhayeenku in gurigaas ay ka soo saareen hub aad u fara badan oo kala nooc ah isuguna jiray rasaas, qoryo kala duwan bambooyin iyo qaar kale, isagoo xusay in ciidamada nabad sugida ay isla xalay hubkaas ka rareen gurigaas ayna geeyeen meel amaan ah.

Dadkii isla lahaa hubkaas waa la soo wada qabtay baaritaan ayaa ku socda, sharciga ayaa dhowaan la horkeeni doonaa dhamaantood” ayuu intaa ku daray afhayeenka oo aan soo hadal qaadin khasaaraha nafeed ee ka dhashay iska horimaadka dhacay.

Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay geeriyooday iska-horimaadkii xalay ka dhacay xaafadda Buulo-xuubeey ee degmada Wadajir, halka qaar kalena ay ku dhaawacmeen.

Dagaalka ayaa yimid kaddib markii ciidammo ka tirsan kuwa nabadsugidda ay weerareen guriga sarkaal ka tirsan ciidamada xoogga dalka, wararka ayaa sheegaya in guriga sarkaalkan uu yaallay hub fara badan oo looga ganacsanayey Suuq madow, taasna ay tahay sababta ay ciidamada nabadsugidda ka tirsan u weerareen gurigaas


Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com

Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: Dayniilecom@hotmail.com

 

DecorCollection歐洲傢俬| 傢俬/家俬/家私| 意大利傢俬/實木傢俬| 梳化| 意大利梳化/歐洲梳化| 餐桌/餐枱/餐檯| 餐椅| 電視櫃| 衣櫃| 床架| 茶几

橫額| 貼紙| 貼紙印刷| 宣傳單張| 海報| 攤位| foamboard| 喜帖| 信封 數碼印刷

QR code scanner| SME IT| system integration| inventory management system| label printing| Kiosk| Voice Picking| POS scanner| POS printer| System Integrator| printing labels| warehouse management| thermal printer| mobile solutions| mdm solutions| mobile device management

邮件营销| Email Marketing| 電郵推廣| edm营销| 邮件群发软件| edm| 营销软件| Mailchimp| Hubspot| Sendinblue| ActiveCampaign| SMS

Tomtop| Online shop| Online Einkaufen

地產代理/物業投資| 租辦公室/租寫字樓| 地產新聞| 甲級寫字樓/頂手| Grade A Office| Commercial Building / Office building| Hong Kong Office Rental| Rent Office| Office for lease / office leasing| Office for sale| Office relocation

香港甲級寫字樓出租

中環中心| 合和中心| 新文華中心| 力寶中心| 禮頓中心| Jardine House| Admiralty Centre| 港威大廈| One Island East| 創紀之城| 太子大廈| 怡和大廈| 康宏廣場| 萬宜大廈| 胡忠大廈| 信德中心| 北京道1號| One Kowloon| The Center| World Wide House

| 國際小學| 英國學校| International schools hong kong| 香港國際學校| Wycombe Abbey| 香港威雅學校| school day| boarding school Hong Kong| 香港威雅國際學校| Wycombe Abbey School

Addmotor Electric Bike| Electric bike shop / electric bicycle shop| Electric bike review| Electric trike| Fat tire electric bike| Best electric bike| Electric bicycle| E bike| Electric bikes for sale| Folding electric bike| Electric mountain bike| Electric tricycle| Mid drive electric bike Juiced Bikes Pedego Rad-Power