Faah-Faahin dheeraad ah oo kasoo baxeysa Weeraro goor dhow oo caawa ajh ka dhacay Magaalada Muqdisho

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaayo Iska hor imaad ku dhawaad Laba saac qaatay oo gor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya inuu u dhexeeyay Ciidamo ka tirsanaa Dowlada Federaalka Somalia iyo Kooxo hubeysnaa.

Iska hor imaadka ayaa waxa uu ka dhacay Agagaarka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxa uuna ka bilowday ka dib markii Kooxdaasi hubeysneyd ay weerar culus ku qaaden dhisme ku yaala agagaaraha Xarunta Hay'adda UNDP, oo ku dhow Aadan Cadde Airport.

Dhismaha la weeraray ayaa waxaa la sheegayaa inuu degnaa Taliye Ku-Xigeenka Hay'adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka Somalia gaar ahaan Laanta Gobolka Banaadir C/fitaax Shaawey.

Ciidamada Taliye Xigeenka Nabadsugida ayaa waxa ay sameeyen iska cabin, iyadoona markii hore lagu garaacay Hubka culus oo lagu jahwareeriyay, wallow markii dambe ay soo gaaren Ciidamo ka tirsanaa Nabadsugida oo gurmad ah.

Wararkaasi Khilaafsan ayaa waxa ay sheegayaan in sidoo kale Weerar lagu qaaday Hooyga Cabdi Ileys oo ah Ganacsade Soomaaliyeed, halka warar kalane ay Tibaaxayaan in Weerarla lagu qaaday guri halkaasi ku yiilay oo lagu keydinaayay Hub sharci daro ah, halkaasina uu ka dhacay iska caabin ay sameynayeen Kooxahaas.

Weli Dowlada Federaalka kama aysan hadlin wararka is khilaafsan ee kasoo baxaayo weerarka walow, warar hoose uu sheegayo in weerarka lagu wada qaaday C/fitaax shaawey iyo Ganacsade Cabdi Ileys oo hal dhismo wada degan

Dhanka kale, Jawiga ayaa waxa uu iminka yahay mid degan, balse warar hoose oo aan halkaasi ka heleyno ayaa sheegaya in Khasaaro xoogan uu halkaasi ka dhashay, iyadoona ay iminka halkaasi ku sugan yihiin Ciidamada Nabad ilaalinta.


Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com

Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: Dayniilecom@hotmail.com

 

DecorCollection歐洲傢俬| 傢俬/家俬/家私| 意大利傢俬/實木傢俬| 梳化| 意大利梳化/歐洲梳化| 餐桌/餐枱/餐檯| 餐椅| 電視櫃| 衣櫃| 床架| 茶几

橫額| 貼紙| 貼紙印刷| 宣傳單張| 海報| 攤位| foamboard| 喜帖| 信封 數碼印刷

QR code scanner| SME IT| system integration| inventory management system| label printing| Kiosk| Voice Picking| POS scanner| POS printer| System Integrator| printing labels| warehouse management| thermal printer| mobile solutions| mdm solutions| mobile device management

邮件营销| Email Marketing| 電郵推廣| edm营销| 邮件群发软件| edm| 营销软件| Mailchimp| Hubspot| Sendinblue| ActiveCampaign| SMS

Tomtop| Online shop| Online Einkaufen

地產代理/物業投資| 租辦公室/租寫字樓| 地產新聞| 甲級寫字樓/頂手| Grade A Office| Commercial Building / Office building| Hong Kong Office Rental| Rent Office| Office for lease / office leasing| Office for sale| Office relocation

香港甲級寫字樓出租

中環中心| 合和中心| 新文華中心| 力寶中心| 禮頓中心| Jardine House| Admiralty Centre| 港威大廈| One Island East| 創紀之城| 太子大廈| 怡和大廈| 康宏廣場| 萬宜大廈| 胡忠大廈| 信德中心| 北京道1號| One Kowloon| The Center| World Wide House

| 國際小學| 英國學校| International schools hong kong| 香港國際學校| Wycombe Abbey| 香港威雅學校| school day| boarding school Hong Kong| 香港威雅國際學校| Wycombe Abbey School

Addmotor Electric Bike| Electric bike shop / electric bicycle shop| Electric bike review| Electric trike| Fat tire electric bike| Best electric bike| Electric bicycle| E bike| Electric bikes for sale| Folding electric bike| Electric mountain bike| Electric tricycle| Mid drive electric bike Juiced Bikes Pedego Rad-Power