Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wefdi Wasiiro ah oo u amba baxay Magaalada Washington


Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu horkacaayo, ayaa waxay gelinkii dambe ee maanta u amba baxeen Magaalada Washington ee dalka Mareykanka.

Madaxweynaha iyo wefdigiisa, ayaa waxay Magaalada Washington kaga qaybgalayaan shirka Madaxda Wadamada Afrika iyo Madaxweynaha Mareykanka Barack Hussein Obama, iyadoo uu soo qaban qaabiyay Madaxweyne Obama.

Shirkaan, ayaa waxaa ka qaybgalaaya inta badan Madaxweyne-yaasha Qaaradda Afrika, marka laga reebo Madaxweyne-yaasha Suudaan, Zimbabwe, Laberia iyo Sierra Leone.

Sababta waxaa lagu kala sheegay iyadoo aan shirkaan lagu soo casuumin Madaxweyne-yaasha Suudaan iyo Zimbabwe, halka Madaxda Sierra Leone iyo Laberia ay kaga baaqanayaan dalalkooda, oo uu ka dilaacay cudurka dilaaga ah ee Ebola.

Safiirka Somaliya ee dalka Mareykanka Amb. Cumar C/rashiid Cali, ayaa waxa uu sheegay in Madaxweynaha Somaliya ay Magaalada Washington si gaar ah isugu arki doonaan Madaxweynaha Mareykanka.

Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa markii ugu horeysay waxa uu khudbad ka jeedinaaya shirka ay yeelanayaan Madaxda Afrika iyo Madaxweynaha Mareykanka, waxaana looga hadlayaa arrimo ay ugu muhiimsan yihiin ammaanka, dhaqaalaha, horumarka iyo in leeska wada kaashado la dagaalanka argagaxisada.

 


Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com

Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: Dayniilecom@hotmail.com

 

DecorCollection歐洲傢俬| 傢俬/家俬/家私| 意大利傢俬/實木傢俬| 梳化| 意大利梳化/歐洲梳化| 餐桌/餐枱/餐檯| 餐椅| 電視櫃| 衣櫃| 床架| 茶几

橫額| 貼紙| 貼紙印刷| 宣傳單張| 海報| 攤位| foamboard| 喜帖| 信封 數碼印刷

QR code scanner| SME IT| system integration| inventory management system| label printing| Kiosk| Voice Picking| POS scanner| POS printer| System Integrator| printing labels| warehouse management| thermal printer| mobile solutions| mdm solutions| mobile device management

邮件营销| Email Marketing| 電郵推廣| edm营销| 邮件群发软件| edm| 营销软件| Mailchimp| Hubspot| Sendinblue| ActiveCampaign| SMS

Tomtop| Online shop| Online Einkaufen

地產代理/物業投資| 租辦公室/租寫字樓| 地產新聞| 甲級寫字樓/頂手| Grade A Office| Commercial Building / Office building| Hong Kong Office Rental| Rent Office| Office for lease / office leasing| Office for sale| Office relocation

香港甲級寫字樓出租

中環中心| 合和中心| 新文華中心| 力寶中心| 禮頓中心| Jardine House| Admiralty Centre| 港威大廈| One Island East| 創紀之城| 太子大廈| 怡和大廈| 康宏廣場| 萬宜大廈| 胡忠大廈| 信德中心| 北京道1號| One Kowloon| The Center| World Wide House

| 國際小學| 英國學校| International schools hong kong| 香港國際學校| Wycombe Abbey| 香港威雅學校| school day| boarding school Hong Kong| 香港威雅國際學校| Wycombe Abbey School

Addmotor Electric Bike| Electric bike shop / electric bicycle shop| Electric bike review| Electric trike| Fat tire electric bike| Best electric bike| Electric bicycle| E bike| Electric bikes for sale| Folding electric bike| Electric mountain bike| Electric tricycle| Mid drive electric bike Juiced Bikes Pedego Rad-Power