Xildhibaano uu horkacayo Xasan Abshir oo ka degay magaalada Garoowe, lana kulmay Madaxweyne Gaas (SAWIRRO)

Qaar ka mid ah xildhibaannada ka soo jeeda degaanada Puntland ee ka tirsan Baarlamanka Federaalka ah ee Somaaliya ayaa maanta ka dhoofay Muqdisho, iyagoo gaaray magaalada Garoowe.


Xildhibaanadan oo gaaraya illaa lix xubnood, waxaa horkacayey Xildhibaan Xasan Abshir Faarax waxaana garoonka Garoowe ku soo dhoweeyey wasiiro iyo masuuliyiin ka tirsan Puntland.

Guriga madaxtooyada Puntland ayaa markii dambe loo gelbiyey, halkaasoo uu ku qaabilay si diirranna ugu soo dhoweeyey Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas.

Madaxweynaha oo si kooban warbaahinta ula hadlay, ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay soo laabashada xildhibaanada iyo weliba sida ay u aqbaleen baaqii horay loogu jeediyey ee ahaa inay Puntland dib ku laabtaan.

Xildhibaan Xasan Abshir Faarax oo ku hadlayey afka xildhibaannada ayaa isna sheegay inay si weyn ugu faraxsan yihiin in iyagoo nabad qaba ay ku laabtaan degaanada ay kasoo jeedaan.

"Baaqii aad soo jeediseen Markii aanu maqalnay, Puntland dadka kaga jira in la yimaado waanu soo dhaqaaqnay runtii waxna ma aanan sugin Ilaahayna nabad buu nagu keenay, anaga iyo maamulka ayaa haatana kulamo noo socdaan” ayuu yiri Xasan Absh Faarax.

Maamulka Puntland ayaa shaaciyey in gebi ahaanba uu xiriirka u jaray dowladda Federaalka Soomaaliya maalmo ka hor ka dib markii magaalada Muqdisho lagu dhisay maamul goboleedka gobollada dhexe oo ka kooban Galguduud iyo Mudug..


Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com

Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: Dayniilecom@hotmail.com

 

DecorCollection歐洲傢俬| 傢俬/家俬/家私| 意大利傢俬/實木傢俬| 梳化| 意大利梳化/歐洲梳化| 餐桌/餐枱/餐檯| 餐椅| 電視櫃| 衣櫃| 床架| 茶几

橫額| 貼紙| 貼紙印刷| 宣傳單張| 海報| 攤位| foamboard| 喜帖| 信封 數碼印刷

QR code scanner| SME IT| system integration| inventory management system| label printing| Kiosk| Voice Picking| POS scanner| POS printer| System Integrator| printing labels| warehouse management| thermal printer| mobile solutions| mdm solutions| mobile device management

邮件营销| Email Marketing| 電郵推廣| edm营销| 邮件群发软件| edm| 营销软件| Mailchimp| Hubspot| Sendinblue| ActiveCampaign| SMS

Tomtop| Online shop| Online Einkaufen

地產代理/物業投資| 租辦公室/租寫字樓| 地產新聞| 甲級寫字樓/頂手| Grade A Office| Commercial Building / Office building| Hong Kong Office Rental| Rent Office| Office for lease / office leasing| Office for sale| Office relocation

香港甲級寫字樓出租

中環中心| 合和中心| 新文華中心| 力寶中心| 禮頓中心| Jardine House| Admiralty Centre| 港威大廈| One Island East| 創紀之城| 太子大廈| 怡和大廈| 康宏廣場| 萬宜大廈| 胡忠大廈| 信德中心| 北京道1號| One Kowloon| The Center| World Wide House

| 國際小學| 英國學校| International schools hong kong| 香港國際學校| Wycombe Abbey| 香港威雅學校| school day| boarding school Hong Kong| 香港威雅國際學校| Wycombe Abbey School

Addmotor Electric Bike| Electric bike shop / electric bicycle shop| Electric bike review| Electric trike| Fat tire electric bike| Best electric bike| Electric bicycle| E bike| Electric bikes for sale| Folding electric bike| Electric mountain bike| Electric tricycle| Mid drive electric bike Juiced Bikes Pedego Rad-Power