Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo Shacabka iyo Xukuumadda Puntland ugu hanbalyeyeey Sannadguurada 16-aad

Muqdisho, August, 02, 2014.... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed Maxamed ayaa hanbalyo ku aaddan sannadguuradii 16aad ee ka soo wareegtay asaaskii Puntland u diray shacabka iyo xukuumadda Puntland. Mudane Cabdiweli ayaa shacabka Soomaaliyeed ee reer Puntland u rajeeyey horumar iyo nabad waarta, isagoo sheegay in 1-daA ugust ay shacabka Puntland iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed tusayso sida bulsho isu tagtay ay u dhisi karaan nidaam dowladeed oo shaqaynaya, iyagoo ku dheggan midnimada Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Puntland ay horseed ka tahay Dowlad Soomalaiyed oo mid ah oo ku dhisan nidaamka Federaalka, waxana uu xusuusiyey shacabka Puntland in ay mar walba ka sii shaqeeyaan midnimada iyo wadajirka dalka si loo gaaro dhammaan himilooyinka ummadda Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo ka hadlayey munaasibadda 1-da August waxa uu yiri:

“ Waxaan shacabka iyo Xukuumadda Puntland oo ugu horreeyo Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ugu hanbalyeynayaa munaasibadda 1-da August oo ku aaddan sannadguuradii 16-aad ee markii la dhisay Maamulkaasi. Dadka reer Puntland waa dad nabad jecel, waxaana ku aamanayaa horumarka dhan kasta ah oo ay sameeyeen mudadii ay jirtay Puntland.

“Waxaa wax lagu faano ah sida dimuqraadiyada ku jirto oo maamulka Puntland ku soo dhaqmayey 16 sano ee la soo dhaafay, waxaa xusid mudan doorashadii ugu danbaysay oo runtii muujinaysay bisaylka dimuqraadiyadeed ee ka hanaqaaday Puntland”

--DHAMAAD--
Diraac Salaad Fagaase
Agaasimaha Warfaafinta Xafiiska Ra’iisul Wasaarha
Muqdisho, Soomaaliya
media@opm.gov.so


Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com

Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: Dayniilecom@hotmail.com

 

DecorCollection歐洲傢俬| 傢俬/家俬/家私| 意大利傢俬/實木傢俬| 梳化| 意大利梳化/歐洲梳化| 餐桌/餐枱/餐檯| 餐椅| 電視櫃| 衣櫃| 床架| 茶几

橫額| 貼紙| 貼紙印刷| 宣傳單張| 海報| 攤位| foamboard| 喜帖| 信封 數碼印刷

QR code scanner| SME IT| system integration| inventory management system| label printing| Kiosk| Voice Picking| POS scanner| POS printer| System Integrator| printing labels| warehouse management| thermal printer| mobile solutions| mdm solutions| mobile device management

邮件营销| Email Marketing| 電郵推廣| edm营销| 邮件群发软件| edm| 营销软件| Mailchimp| Hubspot| Sendinblue| ActiveCampaign| SMS

Tomtop| Online shop| Online Einkaufen

地產代理/物業投資| 租辦公室/租寫字樓| 地產新聞| 甲級寫字樓/頂手| Grade A Office| Commercial Building / Office building| Hong Kong Office Rental| Rent Office| Office for lease / office leasing| Office for sale| Office relocation

香港甲級寫字樓出租

中環中心| 合和中心| 新文華中心| 力寶中心| 禮頓中心| Jardine House| Admiralty Centre| 港威大廈| One Island East| 創紀之城| 太子大廈| 怡和大廈| 康宏廣場| 萬宜大廈| 胡忠大廈| 信德中心| 北京道1號| One Kowloon| The Center| World Wide House

| 國際小學| 英國學校| International schools hong kong| 香港國際學校| Wycombe Abbey| 香港威雅學校| school day| boarding school Hong Kong| 香港威雅國際學校| Wycombe Abbey School

Addmotor Electric Bike| Electric bike shop / electric bicycle shop| Electric bike review| Electric trike| Fat tire electric bike| Best electric bike| Electric bicycle| E bike| Electric bikes for sale| Folding electric bike| Electric mountain bike| Electric tricycle| Mid drive electric bike Juiced Bikes Pedego Rad-Power