Ganacsade xalay lagu dilay degaanka Ceelasha biyaha iyo ciidamada dowlada oo dad ka xirxiray deg. Wadajir

Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay iney xalay degaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ku dileen nin ganacsade ah oo magaciisa lagu sheegay Xasan Saciid.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in marxuumka oo goob ganacsi ku lahaa meel ku dhow saldhig ciidanka dowlada degaankaasi ku leeyihiin ay wadada u galeen kooxaha dilay xili uu ka yimid goobtiisa ganacsiga kuna sii jeeday hoygiisa oo isla degaankaas ku yaala.

Kooxaha dilka geystay ayaa baxsaday iyadoo ciidamada dowlada oo sida looga bartay daqiiqado ka dib goobta gaarayna aysan ku guuleysan iney soo qabtaan.

Si rasmi ah looma oga sababta loo dilay ganacsadahan iyo cida ka dambeysa hase ahaatee warar ay isla dhexmarayaan dadka degaankaas ayaa sheegaya in ninkan loo dilay sababo la xiriira ciidamada dowlada oo wax ka iibsan jiray goobtiisa ganacsiga.

Dhinaca kale, ciidamada nabad sugida dowlada Somalia ayaa xalay howlgal gaar ah ka sameeyey guryo ku yaala degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, iyagoo ka soo xirxiray dad gaaraya shan ruux oo ka mid ahaa dadkii guryahaas degenaa.

Saraakiisha ciidanka dowlada ayaa sheegaya in dadka ay howlgalkan ku soo qabqabteen lagu tuhunsan yahay iney ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab, xiritaankooduna uu yimid ka dib markii ay dadka degaanka ka heleen xog iyaga ku saabsan, waxayna xuseen iney baaritaano ku sameyn doonaan qofkii dambi lagu waayana xoriyadiisa loo celin doono.


Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com

Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: Dayniilecom@hotmail.com

 

DecorCollection歐洲傢俬| 傢俬/家俬/家私| 意大利傢俬/實木傢俬| 梳化| 意大利梳化/歐洲梳化| 餐桌/餐枱/餐檯| 餐椅| 電視櫃| 衣櫃| 床架| 茶几

橫額| 貼紙| 貼紙印刷| 宣傳單張| 海報| 攤位| foamboard| 喜帖| 信封 數碼印刷

QR code scanner| SME IT| system integration| inventory management system| label printing| Kiosk| Voice Picking| POS scanner| POS printer| System Integrator| printing labels| warehouse management| thermal printer| mobile solutions| mdm solutions| mobile device management

邮件营销| Email Marketing| 電郵推廣| edm营销| 邮件群发软件| edm| 营销软件| Mailchimp| Hubspot| Sendinblue| ActiveCampaign| SMS

Tomtop| Online shop| Online Einkaufen

地產代理/物業投資| 租辦公室/租寫字樓| 地產新聞| 甲級寫字樓/頂手| Grade A Office| Commercial Building / Office building| Hong Kong Office Rental| Rent Office| Office for lease / office leasing| Office for sale| Office relocation

香港甲級寫字樓出租

中環中心| 合和中心| 新文華中心| 力寶中心| 禮頓中心| Jardine House| Admiralty Centre| 港威大廈| One Island East| 創紀之城| 太子大廈| 怡和大廈| 康宏廣場| 萬宜大廈| 胡忠大廈| 信德中心| 北京道1號| One Kowloon| The Center| World Wide House

| 國際小學| 英國學校| International schools hong kong| 香港國際學校| Wycombe Abbey| 香港威雅學校| school day| boarding school Hong Kong| 香港威雅國際學校| Wycombe Abbey School

Addmotor Electric Bike| Electric bike shop / electric bicycle shop| Electric bike review| Electric trike| Fat tire electric bike| Best electric bike| Electric bicycle| E bike| Electric bikes for sale| Folding electric bike| Electric mountain bike| Electric tricycle| Mid drive electric bike Juiced Bikes Pedego Rad-Power