Qeybo ka mid ah jidka Maka Al-Mukarama oo la xiray iyo Meydka xildhibaan Madeer oo saaka la aasayo

Ciidamada dowlada Somalia oo isugu jira nabad sugid iyo Boolis gacan ka helaya kuwa AMISOM ayaa saaka hakad geliyey isu socodka qeybo ka mid ah wadada Maka Al-Mukarama oo ka mid ah jidadka ugu mashquulka badan Muqdisho.

Guud ahaan socodka gaadiidka dadweynaha noocyadiisa kala duwan ayey saaka ciidamada dowladu ka joojiyeen inta u dhexeysa isgoysyada Banaadir illaa Dabka ee jidka Maka Mukarama, iyadoo dadka cagtooda maalaya loo ogol yahay iney maraan wadada.

Dhinaca kale, Meydka xildhibaan marxuum Shiikh Aadan Maxamed Madeer ayaa lagu wadaa saaka in aas Qaran loogu sameeyo magaalada Muqdisho, iyadoo wararka qaarkoodna ay sheegayaan in xirnaanshaha qeybo ka mid ah wadada Maka Al-Mukarama uu la xiriiro aaska xildhibaanka.

Xildhibaan marxuum Shiikh Aadan Maxamed Madeer ayaa waxaa shalay duhurnimadii toogasho ku dilay kooxo bastoolado ku hubeysan xili uu soomanaa wax yar ka dib markii uu ka soo baxay masaajidka Marwaas ee degmada Xamar Weyne halkaasoo uu ku soo tukaday salaadii Jimcaha.

Dilka xildhibaan Madeer oo ay masuuliyadiisa sheegatay Al-shabaab ayaa waxaa si kulul u cambareeyey madaxda dowlada Somalia, iyagoo sheegay in xildhibaan Madeer uu ahaa qof ka baxay Qaranka, dilkiisana uusan keeni doonin in la joojiyo horumarka ay ku talaabsaneyso dowlada.

Shiikh Aadan Maxamed Madeer oo ka soo jeeda beelaha dega gobolada Bay iyo Bakool ayaa ahaa gudoomiyihii guddiga Maaliyada ee baarlamanka Somalia, isagoo xilal wasiir oo kala duwan ka soo qabtay dowladihii KMG ahaa ee dalka soo maray oo ay ugu dambeysay tii uu raisul wasaaraha ka ahaa C/wali Maxamed Cali Gaas.


Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com

Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: Dayniilecom@hotmail.com

 

DecorCollection歐洲傢俬| 傢俬/家俬/家私| 意大利傢俬/實木傢俬| 梳化| 意大利梳化/歐洲梳化| 餐桌/餐枱/餐檯| 餐椅| 電視櫃| 衣櫃| 床架| 茶几

橫額| 貼紙| 貼紙印刷| 宣傳單張| 海報| 攤位| foamboard| 喜帖| 信封 數碼印刷

QR code scanner| SME IT| system integration| inventory management system| label printing| Kiosk| Voice Picking| POS scanner| POS printer| System Integrator| printing labels| warehouse management| thermal printer| mobile solutions| mdm solutions| mobile device management

邮件营销| Email Marketing| 電郵推廣| edm营销| 邮件群发软件| edm| 营销软件| Mailchimp| Hubspot| Sendinblue| ActiveCampaign| SMS

Tomtop| Online shop| Online Einkaufen

地產代理/物業投資| 租辦公室/租寫字樓| 地產新聞| 甲級寫字樓/頂手| Grade A Office| Commercial Building / Office building| Hong Kong Office Rental| Rent Office| Office for lease / office leasing| Office for sale| Office relocation

香港甲級寫字樓出租

中環中心| 合和中心| 新文華中心| 力寶中心| 禮頓中心| Jardine House| Admiralty Centre| 港威大廈| One Island East| 創紀之城| 太子大廈| 怡和大廈| 康宏廣場| 萬宜大廈| 胡忠大廈| 信德中心| 北京道1號| One Kowloon| The Center| World Wide House

| 國際小學| 英國學校| International schools hong kong| 香港國際學校| Wycombe Abbey| 香港威雅學校| school day| boarding school Hong Kong| 香港威雅國際學校| Wycombe Abbey School

Addmotor Electric Bike| Electric bike shop / electric bicycle shop| Electric bike review| Electric trike| Fat tire electric bike| Best electric bike| Electric bicycle| E bike| Electric bikes for sale| Folding electric bike| Electric mountain bike| Electric tricycle| Mid drive electric bike Juiced Bikes Pedego Rad-Power