Dibed-baxyo lagu ayidayo heshiiskii maamul sameynta gobolada dhexe oo ka socda degaanada Galmudug

Degaano ka tirsan gobolka Mudug oo uu ka taliyo maamulka Galmudug ayaa waxaa saaka ka socda dibed baxyo lagu taageerayo heshiiskii maamul sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud ee lagu saxiixay magaalada Muqdisho.

Degaanada au dibed-baxyada ka dhacayaan ayaa waxaa ka mid ah Hobyo, Wisil iyo meelo kale, iyadoo dibed baxa ugu weyna uu ka socdo Koonfurta magaalada Gaalkacyo.

Madax ka tirsan maamulka Galmudug oo dibed baxyadaas ka qeyb galay ayaa uga Mahad celiyey shacabkii isu soo baxay sida ay u taageereen heskiiskaas oo ay sheegeen inuu yahay mid taariikhi ah.

Dhinaca kale, banaanbaxyo looga soo horjeedo isla heshiiskaas ayaa laga qaban qaabinayaa woqooyiga magaalada Gaalkacyo oo uu ka taliyo maamulka Puntland.

Madaxda maamulka Puntland ayaa shalay sheegay iney xiriirka u gooyeen dowlada Somalia oo ay ku eedeeyeen iney ka xad gudubtay dastuurka, isla markaana qeyb ka mid ah dhulka maamulkaas hoos taga ay ku dartay maamul kale.

Sidoo kale waxaa heshiiskaas ku gacan seyray maamulada ahlu suna iyo Ximan iyo Xeeb oo sheegay ineysan iyaga waxba ka khuseynin heshiiskaas, aysana dhaqan gelin doonin.


Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com

Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: Dayniilecom@hotmail.com

 

DecorCollection歐洲傢俬| 傢俬/家俬/家私| 意大利傢俬/實木傢俬| 梳化| 意大利梳化/歐洲梳化| 餐桌/餐枱/餐檯| 餐椅| 電視櫃| 衣櫃| 床架| 茶几

橫額| 貼紙| 貼紙印刷| 宣傳單張| 海報| 攤位| foamboard| 喜帖| 信封 數碼印刷

QR code scanner| SME IT| system integration| inventory management system| label printing| Kiosk| Voice Picking| POS scanner| POS printer| System Integrator| printing labels| warehouse management| thermal printer| mobile solutions| mdm solutions| mobile device management

邮件营销| Email Marketing| 電郵推廣| edm营销| 邮件群发软件| edm| 营销软件| Mailchimp| Hubspot| Sendinblue| ActiveCampaign| SMS

Tomtop| Online shop| Online Einkaufen

地產代理/物業投資| 租辦公室/租寫字樓| 地產新聞| 甲級寫字樓/頂手| Grade A Office| Commercial Building / Office building| Hong Kong Office Rental| Rent Office| Office for lease / office leasing| Office for sale| Office relocation

香港甲級寫字樓出租

中環中心| 合和中心| 新文華中心| 力寶中心| 禮頓中心| Jardine House| Admiralty Centre| 港威大廈| One Island East| 創紀之城| 太子大廈| 怡和大廈| 康宏廣場| 萬宜大廈| 胡忠大廈| 信德中心| 北京道1號| One Kowloon| The Center| World Wide House

| 國際小學| 英國學校| International schools hong kong| 香港國際學校| Wycombe Abbey| 香港威雅學校| school day| boarding school Hong Kong| 香港威雅國際學校| Wycombe Abbey School

Addmotor Electric Bike| Electric bike shop / electric bicycle shop| Electric bike review| Electric trike| Fat tire electric bike| Best electric bike| Electric bicycle| E bike| Electric bikes for sale| Folding electric bike| Electric mountain bike| Electric tricycle| Mid drive electric bike Juiced Bikes Pedego Rad-Power